Ku noqo Blog-ga
Mowduuca: Full stack development
Waxaad halkan ka helaysaa 1 qoraal oo ku saabsan mowduucan.
4 daqiiqo
The Garaad Curriculum: What Will You Actually Learn?
Ma rabtaa inaad ogaato waxa aad dhab ahaan baranayso ka hor inta aanad bilaabin? Halkan ka eeg sharraxaad cad oo weji-weji ah (phase-by-phase) oo ku saabsan Full-Stack Development track ee Garaad. Laga bilaabo fahamka internet-ka ilaa dhisidda iyo deployment-ka apps dhab ah—dhammaan waxaa laguugu sharraxayaa Af-Soomaali iyo qaabka ugu habboon ee aad wax u baran kartid.

