Garaad
    BulshadaMaqaallo
    Soo GalCodso gelitaan

    Garaad Mentorship

    Baro AI iyo coding. Dhis dakhli muuqda.

    Garaad waa platform xirfad-dhis ah oo Af-Soomaali ah: roadmap, casharro, community, tasks, progress, iyo mentorship hal meel ku jira.

    Codso gelitaan Soo gal

    500+

    Arday

    90

    Maalmood

    3

    Jid

    90 maalmood oo roadmap cad ah
    Casharro Af-Soomaali ah oo ficil ku dhisan
    Community, attendance, tasks, iyo progress
    Mentorship iyo assessment si loo doorto jidka saxda ah

    Professional path

    Cashar kasta wuxuu ku xiran yahay outcome: portfolio, client, product, ama job proof.

    Accountability

    Community, schedule, attendance, iyo tasks waxay ka saarayaan in ardaygu keligiis wareero.

    Clear paid boundary

    Payment-ku wuxuu furayaa mentorship-ka buuxa, community-ga, roadmap-ka, iyo progress tracking.

    Sida uu u shaqeeyo

    Nidaam cad, tallaabo kasta lacag-bixin u dhow.

    User-ku marka uu galo wuxuu arkaa waxa xiga: assessment, payment, roadmap, community, iyo progress. Meel kasta waxay leedahay CTA cad.

    1. 01

      Codso gelitaan

      Waxaan xaqiijinaa jidka kugu habboon iyo heerkaaga.

    2. 02

      Gal dashboard-ka

      User-ku wuxuu arkaa assessment iyo payment sida tallaabooyinka koowaad.

    3. 03

      Bixi oo fur platform-ka

      Community, roadmap, tasks, iyo progress ayaa si buuxda u furmaya.

    4. 04

      Raac jidkaaga

      Freelancer, Builder, ama Worker ayaa noqda shaqada maalinlaha ah.

    Dooro jidka

    Hal platform, saddex outcome.

    Hel jidkaaga

    Freelancer

    Portfolio, proposals, client delivery, iyo lacagta koowaad.

    Builder

    Idea, MVP, demo, launch, iyo validation.

    Worker

    CV, LinkedIn, interviews, iyo job proof.

    5 daqiiqo. Lacag-bixin hadda lagama rabo.

    Codso gelitaan, kadib dashboard-ka ayaa kuu sheegaya tallaabada xigta.

    Bilow hadda

    Garaad

    STEM iyo Full-Stack — ku baro af Somali.

    CommunityBlogAragtida ardaydaKu saabsanArrimaha Khaaska ahShuruudaha

    © 2026 Garaad. Xuquuqda oo dhan waa dhowran tahay.