Garaad
    Mentorshipbilaash
    Webinars
    Bulshada
    Blog
    Soo gal
    Ku noqo Blog-ga

    Mowduuca: Developer

    Waxaad halkan ka helaysaa 5 qoraal oo ku saabsan mowduucan.

    Akhri: Sidee Loo Dhisaa REST API Node.js + Express
    4 daqiiqo
    Garaad
    Sidee Loo Dhisaa REST API Node.js + Express

    Sidee Loo Dhisaa REST API Node.js + Express

    Hagahan waxa uu u taagan yahay developers-ka garanaya JavaScript-ka aasaasiga ah oo raba inay wax dhab ah dhisaan. Waxaan ka bilaabi doonaa eber ilaa iyo API shaqaynaysa isticmaalka Node.js iyo Express. Wax lacag ah ma l…

    A
    abdishakuur ali mohamed
    Akhri: Sida loo helaa macmiilkaaga koowaad freelancer ahaan | xitaa haddaadan laheyn khibrad.
    7 daqiiqo
    Garaad
    Sida loo helaa macmiilkaaga koowaad freelancer ahaan | xitaa haddaadan laheyn khibrad.

    Sida loo helaa macmiilkaaga koowaad freelancer ahaan | xitaa haddaadan laheyn khibrad.

    Sababta inta badan developersku macmiil u heli waayaan Xirfadda wad ledahay — ama bilowgeedii. Laakiin macmiilada? Waa eber. Portfolio? Hal to-do app oo xumaantu kaa heyso. LinkedIn? Maran. farqiga u dhexeeya "waxaan aqa…

    A
    abdishakuur ali mohamed
    Akhri: Sida loo noqdo Full-Stack AI Developer sannadka 2026: Roadmap-ka dhabta ah ee shaqaynaya
    6 daqiiqo
    AI
    Sida loo noqdo Full-Stack AI Developer sannadka 2026: Roadmap-ka dhabta ah ee shaqaynaya

    Sida loo noqdo Full-Stack AI Developer sannadka 2026: Roadmap-ka dhabta ah ee shaqaynaya

    Aynu dhabta isu sheegno. Internet-ku wuxuu ka buuxaa ballanqaadyo odhanaya "ku baro coding-ka 30 maalmood" iyo talooyin ah "YouTube kaliya ka daawo". Haddana, kumanaan developers ah ayaa meel iska fadhiya — iyagoo daawan…

    A
    abdishakuur ali mohamed
    Akhri: Shaqo Adag Micnaheedu Maaha Inaad Horumar Samaynayso
    3 daqiiqo
    Garaad
    Shaqo Adag Micnaheedu Maaha Inaad Horumar Samaynayso

    Shaqo Adag Micnaheedu Maaha Inaad Horumar Samaynayso

    Shaqo Adag Micnaheedu Maaha Inaad Horumar Samaynayso Qofna kuuma sheegayo arrintan ilaa ay waqti dambe noqoto. Waxey maalmo badan dhamaan jireen anigoo gabi ahaanba daallan — inbox-ka nadiifiyay, calls-ka sameeyay, notes…

    A
    abdishakuur ali mohamed
    Akhri: Ma Samayn Karaa Tan?
    4 daqiiqo
    AI
    Ma Samayn Karaa Tan?

    Ma Samayn Karaa Tan?

    Ma Samayn Karaa Tan? Su’aasha qof kastaa is waydiiyo laakiin aan cidna kor u dhihin. Waxaad marar badan ku fikirtay inaad coding-ka barato. Waxaa laga yaabaa inay marar badan kugu soo laabtay. Waxaad furtay cashar YouTub…

    A
    abdishakuur ali mohamed

    Garaad

    STEM iyo Full-Stack — ku baro af Somali.

    KoorsooyinkaBlogCareersAragtida ardaydaKu saabsanArrimaha Khaaska ahShuruudaha

    © 2026 Garaad. Xuquuqda oo dhan waa dhowran tahay.