Garaad
    Mentorshipbilaash
    Webinars
    Bulshada
    Blog
    Soo gal
    💬WhatsAppTwitter / X
    Dhammaan Qoraalada

    Waxaad u Adegsataa AI-ga si Khaldan!

    💬WhatsAppTwitter / X
    A
    abdishakuur ali mohamed
    ·
    Maarso 1, 2026
    ·
    1 daqiiqo
    Waxaad u Adegsataa AI-ga si Khaldan!

    Waxaad u Adegsataa AI-ga si Khaldan!

    Dadka badankiisu waxay AI-ga ka helaan natiijooyin liita, maaha sababtoo ah AI-ga ayaa xun—ee waa sababtoo ah ma yaqaannaan sida loo hago. Halkan waa 5-ta khalad ee ugu waaweyn iyo xalkooda:

    1: Aaminsanaanta Indho-la’aanta ah: AI waxay abuuri kartaa xog khaldan (Hallucination) iyadoo kalsooni muujinaysa.

    -Xalka: U tixgeli sidii qabyo-qoraal, mar kastana xaqiiji jawaabaha eyso saarto.

    2: Ahaanshaha Qof aan Caddeyn (Vague): Input qallafsan wuxuu keenaa output guud oo aan qiimo lahayn.

    -Xalka: Noqo mid cayiman. Sheeg cidda loo qorayo, tone-ka, iyo ujeeddada dhabta ah.

    3: Context-ka oo ka Maqan: AI ma garanayso duruufahaaga gaarka ah haddaadan u sheegin.

    -Xalka: Sii xogta asalka ah (background info) ka hor su’aasha si aad u hesho jawaab kugu habboon.

    4: In AI-gu kuu Fikiro: Inaad AI u dhiibto go’aammadaada waxay kugu abuurtaa kalsooni been ah.

    -Xalka: AI ha kuu noqoto kaaliye (assistant), laakiin maskaxda iyo go’aanka adigaa iska leh.

    5: Iska-indhatirka Instructions-ka: Inaad bilaawdo adigoon dejin doorka AI-ga.

    -Xalka: Isticmaal "Custom Instructions" si AI-gu u barto qaabkaaga gaarka ah iyo shaqadaada.

    Gunaanad: AI maaha "sanduuq Magic ah," waa qalab. Qalabkuna wuxuu u shaqeeyaa oo kaliya sida uu yahay qofka gacanta ku haya. Haddii aad rabto natiijo heer sarre ah, bixi input heer sarre ah.

    La wadaag

    💬WhatsAppTwitter / X
    Lagu soo gaaray 20 April

    Waxaad baratay maqaalkan — hadda waxaa xiga shaqada dhabta ah.

    Challenge-ka Garaad waxaad ku dhisaysaa mashruuc dhab ah 3 bilood gudahood — mentor xirfadle ah iyo koox ayaa kuu haysta gacanta.

    Gal Challenge-ka →View Pricing

    Ka hel qoraalada cusub

    Isdiiwaangeli bilaash — waxaan kuugu soo diri karnaa ogeysiisyada muhiimka ah (email).

    Isdiiwaangeli bilaash →
    A

    abdishakuur ali mohamed

    Abdishakuur wuxuu baraa Full-Stack development oo Soomaali ah — haddii aad rabto inaad hesho wadada buuxda, eeg Challenge-ka.

    Bilow Challenge →

    Qoraalada La Xiriira

    Akhri: Sidee loo ku daraa Authentication (JWT) API-gaaga Node.js ah
    4 daqiiqo
    Garaad
    Sidee loo ku daraa Authentication (JWT) API-gaaga Node.js ah

    Sidee loo ku daraa Authentication (JWT) API-gaaga Node.js ah

    A
    abdishakuur ali mohamed
    Akhri: Sidee loo Baahshaa API-gaaga Node.js Bilaash ah — Render, Railway & Waxa Dhab ahaan u Shaqeeya
    3 daqiiqo
    Garaad
    Sidee loo Baahshaa API-gaaga Node.js Bilaash ah — Render, Railway & Waxa Dhab ahaan u Shaqeeya

    Sidee loo Baahshaa API-gaaga Node.js Bilaash ah — Render, Railway & Waxa Dhab ahaan u Shaqeeya

    A
    abdishakuur ali mohamed

    Challenge-ka — boosyo xaddidan

    Ku biir →

    Related Resources

    Continue learning with these resources related to this post.

    Free Programming CoursesStart Learning JourneyAll Blog PostsAbout Garaad

    Garaad

    STEM iyo Full-Stack — ku baro af Somali.

    KoorsooyinkaBlogCareersAragtida ardaydaKu saabsanArrimaha Khaaska ahShuruudaha

    © 2026 Garaad. Xuquuqda oo dhan waa dhowran tahay.