Akhri: Sida loo helaa macmiilkaaga koowaad freelancer ahaan | xitaa haddaadan laheyn khibrad.
7 daqiiqo
Garaad

Sida loo helaa macmiilkaaga koowaad freelancer ahaan | xitaa haddaadan laheyn khibrad.
Sababta inta badan developersku macmiil u heli waayaan Xirfadda wad ledahay — ama bilowgeedii. Laakiin macmiilada? Waa eber. Portfolio? Hal to-do app oo xumaantu kaa heyso. LinkedIn? Maran. farqiga u dhexeeya "waxaan aqa…
A
abdishakuur ali mohamed