Hal Saac Maalintii: Ma haysataa waqti aad Code ku barato?
Hal Saac Maalintii Waqti ma haysatid. Waan ogahay. Waxaad ku jirtaa shifts, ama wax baad baranaysaa, ama carruur baad ku korinaysaa dal weli kugu cusub. Lacag baad gurigii u diraysaa. Waxaad dhex mushaaxaysaa nidaamyo —…
A
abdishakuur ali mohamed
