First Principles: Maxaa muhiim u ah Stack-ka?
Kahor intaadan dooran tech tools, is weydii arrimahan muhiimka ah:
1: Ship fast โ fikraddaada Ma si degdeg ah baad u gaarsiin kartaa users-ka mise waxad ku daaheysa code iyo setup badan?
2: Can you hire? โ Ma fududahay in dad cusub bartaan oo ay ku biiraan code-kaaga? Haddii eynan fududeyn, way adkaan doontaa in la helo dad kula shaqeeya.
3: Scale marka loo baahdo โ Ha isku dayin inaad weyneyso system-kaaga kahor intaan loo baahnayn. Tani waa khalad ay startups badan sameeyaan.
4: Boring but reliable โ inta badan technology cusub waa mid xiiso badan laakiin khaladaad badan. Midka Stableka ah oo la isku halayn karo ayaa ka fiican.
5: Keep it simple โ Ha ku darin layers badan. Qayb kasta oo cusub waxay keeni kartaa dhibaato, update, iyo waqti lumis.
Stack-ka ugu fiican waa kan fudud, dadka si sahlan u baran kara, la isku halayn karo, oo kori kara marka loo baahdo.



