Garaad
    Mentorshipbilaash
    Webinars
    Bulshada
    Blog
    Soo gal
    ๐Ÿ’ฌWhatsAppTwitter / X
    Dhammaan Qoraalada

    Mustaqbalka Ganacsiga !

    ๐Ÿ’ฌWhatsAppTwitter / X
    A
    abdishakuur ali mohamed
    ยท
    Maarso 1, 2026
    ยท
    2 daqiiqo
    Mustaqbalka Ganacsiga !

    Mustaqbalka Ganacsiga: Ma hal qof baa qaban kara shaqadii koox dhan?

    Dunidu waxay u guuraysaa xilli aan loo baahnayn boqolaal shaqaale ah si loo dhiso boqortooyo ganacsi oo caalami ah.

    Waxaa soo baxaya jiil cusub oo ganacsato ah oo loo yaqaanno "Solopreneurs" โ€” kuwaas oo isticmaalaya xoogga AI iyo automation-ka si ay u tartamaan shaqooyinkii horey ay u qaban jireen shirkadaha waaweyn.

    Tusaale:

    โ€ข Telegram: Waxay maamushaa in ka badan 1 bilyan oo isticmaale, iyadoo leh koox injineero ah oo ka yar 40 qof. Taas waxay ka dhigan tahay in hal injineer uu mas'uul ka yahay malaayiin qof!

    โ€ข Midjourney: Shirkad soo saarta sawirada AI oo dakhliga sanadlaha ah ee bilyan dollar ku dhow, haddana kooxdeedu ay aad u yartahay.

    Maxaa isbeddelay?

    Hadda, qofka kaliya ee ganacsiga wada (One-man company) ma ahan qof "yar." Waa qof haysta agabkii shalay u oggolaan lahaa:

    1. AI as a Partner: AI-gu waa kaaliyahaaga kowaad; laga bilaabo qorista code-ka illaa suuqgeynta.

    2. Scalable Systems: Waxaad dhisi kartaa app maamulaya malaayiin qof adigoon haysan xafiis weyn, adoo adeegsanaya daruuraha (Cloud computing).

    3. Efficiency over Size: Muhiimadu ma ahan inta qof ee xafiiska fadhida, bakiin waa inta "Garaad" iyo xirfad ee la geliyay nidaamka (System).

    Sidee Garaad kuugu caawin karaa?

    Halkan Garaad ayaan ku diyaarinay si aan kuu siinno khibradda iyo nidaamka aad ku noqon lahayd mid ka mid ah kuwa hormuudka u ah kacaankan. Waxaan kaa caawineynaa:

    โ€ข Inaad dhisto Apps waaweyn oo nidaamsan.

    โ€ข Automate shaqooyinka kugu adag.

    โ€ข Inaad "Vision"-kaaga u beddesho mid dhab ah adoo adeegsanaya tiknoolajiyadda ugu dambaysay.

    Booqo: Garaad.org/courses

    La wadaag

    ๐Ÿ’ฌWhatsAppTwitter / X
    Lagu soo gaaray 20 April

    Mashruuc ama startup ma rabtaa inaad dhisto?

    3 bilood: fikrad ilaa macaamiil โ€” koox, mentor, iyo jadwal la isku raaco.

    Gal Challenge-ka โ†’View Pricing

    Ka hel qoraalada cusub

    Isdiiwaangeli bilaash โ€” waxaan kuugu soo diri karnaa ogeysiisyada muhiimka ah (email).

    Isdiiwaangeli bilaash โ†’
    A

    abdishakuur ali mohamed

    Abdishakuur wuxuu baraa Full-Stack development oo Soomaali ah โ€” haddii aad rabto inaad hesho wadada buuxda, eeg Challenge-ka.

    Bilow Challenge โ†’

    Qoraalada La Xiriira

    Akhri: Sidee loo ku daraa Authentication (JWT) API-gaaga Node.js ah
    4 daqiiqo
    Garaad
    Sidee loo ku daraa Authentication (JWT) API-gaaga Node.js ah

    Sidee loo ku daraa Authentication (JWT) API-gaaga Node.js ah

    A
    abdishakuur ali mohamed
    Akhri: Sidee loo Baahshaa API-gaaga Node.js Bilaash ah โ€” Render, Railway & Waxa Dhab ahaan u Shaqeeya
    3 daqiiqo
    Garaad
    Sidee loo Baahshaa API-gaaga Node.js Bilaash ah โ€” Render, Railway & Waxa Dhab ahaan u Shaqeeya

    Sidee loo Baahshaa API-gaaga Node.js Bilaash ah โ€” Render, Railway & Waxa Dhab ahaan u Shaqeeya

    A
    abdishakuur ali mohamed

    Challenge-ka โ€” boosyo xaddidan

    Ku biir โ†’

    Related Resources

    Continue learning with these resources related to this post.

    Free Programming CoursesStart Learning JourneyAll Blog PostsAbout Garaad

    Garaad

    STEM iyo Full-Stack โ€” ku baro af Somali.

    KoorsooyinkaBlogCareersAragtida ardaydaKu saabsanArrimaha Khaaska ahShuruudaha

    ยฉ 2026 Garaad. Xuquuqda oo dhan waa dhowran tahay.