Cursor CEO: “Developers mar dambe code ma qori doonaan, waxay manage-gareyn doonaan AI agents.”
Wuxu ka hadlay saddexda mar xalad ee uu codingka soo maray:-
1: Autocomplete: AI-gu wuxuu suggest-gareynayaa keystrokes. Sida github copilot.
2: Synchronous Agents: Developers-ka ayaa prompt-gareynaya, (sida Cursor Chat / Claude )
3: Autonomous Cloud Agents: Agents-ku waxay si madax banan ugu shaqaynayaan cloud VMs, iyagoo qoraya codeka iyo testna ku sameynayo.
Hadaba wa maxey Isbedelka?
Code ma qori doontid, laakiin:
1: Define-gareynta Problem-ka: Waxaad qeexaysaa dhibaatada iyo shuruudaha Review criteria-ka.
2: Independent Execution: Agents-ku waxay shaqada u qabanayaan si madax-bannaan iyagoo haysta Full tool access.
3: Review-gareynta Output-ka: Waxaad dib-u-eegis ku samaynaysaa natiijada (Logs, Videos, iyo Live Previews).
4: Parallel Management: Waxaad isku mar kicinaysaa Multiple agents oo is barbar socda.
Programming is evolving.



