Garaad
    Mentorshipbilaash
    Webinars
    Bulshada
    Blog
    Soo gal
    ๐Ÿ’ฌWhatsAppTwitter / X
    Dhammaan Qoraalada

    Backend-ku hadda ma aha folder kaliya !

    ๐Ÿ’ฌWhatsAppTwitter / X
    A
    abdishakuur ali mohamed
    ยท
    Maarso 1, 2026
    ยท
    3 daqiiqo
    Backend-ku hadda ma aha folder kaliya !

    Backend-ku hadda ma aha folder kaliya; waa "Hive of Agents."

    Sannadkan 2026, waxaan aragnaa in API Layer-kii uu isu beddelay Agentic Layer. Ma joogno xilligii Simple CRUD apps, balse waxaan galnay xilli uu Backend-gu "fekerayo" ka hor inta uusan fulin amarka.

    Maxaan si gaar ah isha ugu hayaa hadda?

    โ€ข Self-Healing CI/CD: AI Agents aan kaliya soo qabanaynin Bugs-ka, balse qoraya Fix-kii, sameynaya Regression Tests, ka dibna kuu soo diraya Notification si aad u samayso Final Vibe Check.

    โ€ข MCP (Model Context Protocol): Habka ugu habboon ee LLMs-keena ay si Secure ah ula hadli karaan Databases-ka iyo Internal Tools, annaga oo aan u baahnaan inaan u qorno Custom Connectors.

    โ€ข Predictive Infrastructure: Maxaa loo sugayaa inta uu Server-ku dhimanayo? AI-driven Monitoring ayaa hadda sii saadaalinaya Traffic Spikes-ka, isagoo sii kicinaya Clusters ka hor intaanay Latency dhicin.

    Riyadii Serverless waxay hadda isu beddeshay Autonomous Reality.

    Garaad: Ma weli waxaad ku mashquulsan tihiin qoraalka Boilerplate, mise maalintii oo dhan waxaad ku bixisaan Orchestrating Agents? Sidee buu Workflow-gaaga isu beddelay sannadkan?

    #Backend #AgenticAI #DevOps #SystemDesign #SoftwareEngineering #AI2026 #garaad

    La wadaag

    ๐Ÿ’ฌWhatsAppTwitter / X
    Lagu soo gaaray 20 April

    Waxaad baratay maqaalkan โ€” hadda waxaa xiga shaqada dhabta ah.

    Challenge-ka Garaad waxaad ku dhisaysaa mashruuc dhab ah 3 bilood gudahood โ€” mentor xirfadle ah iyo koox ayaa kuu haysta gacanta.

    Gal Challenge-ka โ†’View Pricing

    Ka hel qoraalada cusub

    Isdiiwaangeli bilaash โ€” waxaan kuugu soo diri karnaa ogeysiisyada muhiimka ah (email).

    Isdiiwaangeli bilaash โ†’
    A

    abdishakuur ali mohamed

    Abdishakuur wuxuu baraa Full-Stack development oo Soomaali ah โ€” haddii aad rabto inaad hesho wadada buuxda, eeg Challenge-ka.

    Bilow Challenge โ†’

    Qoraalada La Xiriira

    Akhri: Sidee loo ku daraa Authentication (JWT) API-gaaga Node.js ah
    4 daqiiqo
    Garaad
    Sidee loo ku daraa Authentication (JWT) API-gaaga Node.js ah

    Sidee loo ku daraa Authentication (JWT) API-gaaga Node.js ah

    A
    abdishakuur ali mohamed
    Akhri: Sidee loo Baahshaa API-gaaga Node.js Bilaash ah โ€” Render, Railway & Waxa Dhab ahaan u Shaqeeya
    3 daqiiqo
    Garaad
    Sidee loo Baahshaa API-gaaga Node.js Bilaash ah โ€” Render, Railway & Waxa Dhab ahaan u Shaqeeya

    Sidee loo Baahshaa API-gaaga Node.js Bilaash ah โ€” Render, Railway & Waxa Dhab ahaan u Shaqeeya

    A
    abdishakuur ali mohamed

    Challenge-ka โ€” boosyo xaddidan

    Ku biir โ†’

    Related Resources

    Continue learning with these resources related to this post.

    Free Programming CoursesStart Learning JourneyAll Blog PostsAbout Garaad

    Garaad

    STEM iyo Full-Stack โ€” ku baro af Somali.

    KoorsooyinkaBlogCareersAragtida ardaydaKu saabsanArrimaha Khaaska ahShuruudaha

    ยฉ 2026 Garaad. Xuquuqda oo dhan waa dhowran tahay.